Maxay Cali Guudlaawe & Dabageed habeenkii labaad ugu hoydeen Maxaas? (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlada Hirshabelle mudane Cali Cabdulaahi Xuseen Guudlaawe M/weyne kuxigeenka Hirshabelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar Dabageed Xildhibaano ka tirsan barlamaanka.Hirshabelle Wasiiro & Saraakiil sare sare ayaa habeenkii labaad ku hoyday Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan. Madaxweynaha ayaa dhiiri gelin u sameeyay Ciidamada Xoogga dallka iyo kuwa hirshabelle kuwaasoo dagaalka kula jiro Alshabaab . “Waxaad tihiin … Continue reading Maxay Cali Guudlaawe & Dabageed habeenkii labaad ugu hoydeen Maxaas? (Sawirro)